Dowlada Somalia oo si kulul uga hadashay codsiga Kenya u dirtay Maxkamada ICJ

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga soo horjeesatay dalabka Kenya u gudbisay Maxkamada caalamiga ah ee ICJ kaasoo ay ku codsatay in dib loo dhigo dhegeysiga dacwada badda oo lagu wado in 9-ka bishan ay ka bilaabato xarunta Maxkamada. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Dr. Cali Siciid Fiqi ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya … Continue reading Dowlada Somalia oo si kulul uga hadashay codsiga Kenya u dirtay Maxkamada ICJ